Calendar

Wargelin iyo Wiigan Nin kaal ah oo gubay kitaabka Quraanka kariimka iyo warar badan DAAWO

wargelinWargelin oo in mudo ah ka maqnayd hawada oo haatan dib u soo laabatay waxaa wiigan ka helaysaan warar kii ugu danbeyey ee xamasada wiiga caalamka ku furay, waraysiyo aan ku waraysanay Farxiyo Cabsiye, Saacid Nuur, oo jooga Magalada Naashvile, Filmaan Cusub Heesihii u danbeyey iyo weliba Video gii wiigan oo aad aad uga helaysaan Fanaand caan ah oo aan Xamar ku waraysanay, urura Dhalin yarada iyo qayba badan oo Wargelin ay sidii caadad ahayd idiinka haqab tiri jirtay Halkan ka Daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: