Calendar

Wargelin oo Soo laabatay

WARGELINbullhorn-300x200Dhamaan dadkii xiriirka fiican lalahaa Baranaamijka Wargelin waxaanu ogaysiinaynaa in aanu wiigan soo socda aanu dib idiin ku soo celin doono Barnaamijkuna uu socondoono si toos ah waxaan ka cudur daaranaynaa maqnaanshaha aanu idin ka maqnayan mudo dheer taas oo ay sababtay shaqalaha Wargelin oo u kala safray wadamo haatan waxaanu rajaynayana in aanu si fiican  idiin ka haqabtiro Waegelin, sidii waagii hore oo kale , Axada soo soctan u diyaar garooba in aad  ka Daawataan Bartamaha iyo caalamkoo dhan wixii talo ah ama aad rabto in wiigan lagu soo daro fadlan noo gu soo gudbi [email protected] ama Facebook bogaanu kuleenahay israg wanaagsan oo xiisale saaxiibayaal.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: