Calendar

Wargelin Show Nov 05-11, 2014 Khilaafka Madaxweynaha & RW, Ra’yiga Dadweynaha, Talo kusocota Madaxdeena

#19 Wargelin Show Image


Bartamaha
— Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa lagu faalaynayaa Khilaafka soo ifbaxay ee soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisal Wasaarihiisa Cabdiweli Shiikh, Ra’yiga Dadweynaha iyo siday u arkaan khilaafkan.

Daadihiyaha Banaamijka Cabdisalaam Caato ayaa talo muhiim ah u soo jeedinaya Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaaraha.

Waxaan kaloo kusoo qaadanaynaa Aaskii Qaran ee loo sameeyey Taliyihii Booliska Soomaaliya AUN Maxamed Sh. Xasan.

Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya.

Watch Previous Shows of Wargelin Show
http://www.WargelinShow.com/
Ama Halkan ka daawo Barnaamijyadii Todobaadyadii hore

Bookings & Business Inquiries:
[email protected]
Facebook | Twitter  |  Instagram  |  LinkedIn  |  Youtube Channel  |  

Wargelin Show is Produced by
Somali Multimedia Organization (SMO)

Discussion & Dialogue provided by
Dialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wargelin Show.
« »

Comment: