Calendar

Wasiir Goodax: RW Cabdiweli Iscasil ayaan ku Niri (COD/Audio)

VOA

GOODAX

Wasiirka arimaha Gudaha ee Somalia Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in 14 wasiir oo uu ka mid ahaa ay u geeyeen warqad iscasilaad ay kaga dalbanayaan Ra’isul wasaaraha.

Sida wasiirku uu sheegay go’aankan ayaey qaateen markii ay arkeen marxaladda siyaasadda dalku ay mareyso, isla markaana Ra’isul wasaaraha uu yahay midka fududeyn kara xal u heliida mushkiladda oogan.

Wareysiga wasiirka halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: