Published On: Fri, Dec 28th, 2012

Wasiirada oo ku sugan Kismaayo, lana kulmayo waxgaradka

Share This
Tags

Wasiirada Xaukuumada Somaaliya oo tan iyo intii ay soo gaareen magaaladaasi kulamada la qaatay qeybaha kale duwan ee maamulka Kismaayo ayaa manta waxa ay kulamo la qaateen waxgaradka gobollada Jubooyinka iyadoo kulanka looga hadlay qorshaha ku aadan maamul u sameynta gobollada Jubooyinka iyo sidii loo dhameystiri lahaa howlgallada Maleeshida Alshabaab looga xureynayo gobollada Jubooyinka

C/kariin Xuseen Guuleed ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo kulanka kad hadlay ayaa sheegay in waxgaradka ku dhaqan Gobalada jubooyinka iney ka qeyb qaataan amniga iyo hormarka deegaannadooda islamarkaana ay Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay iney ka hirgeliso qorshe hormarineed Gobollada Jubooyinka .

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, C/laahi Ciilmooge Xirsi oo isaguna Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay ugu talagashay dadka ku dhaqan gobollada Jubooyinka idaacaddo FM ah oo howshooda ay ka socoto magaalada Kismaayo.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";