Published On: Sun, Dec 16th, 2012

Waxaad Doontid Sheeg laakiin Gabartan nin Cadaan ah ayey Guursatey [ DAAWO ]

Share This
Tags

Waxaa hubaal ah oo aan halkaan ku fadhiyaa marka muuqaalkan laga daawado boggan in dad badani ay ereyo Cay ah ama Dambi ah ay kusoo tuurayaan Gabartan ninka Swedish-ka ah oo dadkeenu ay aalaaba ku tilmaamaan Gaalka guursatay. Laakiin waxaad doonto sheeg Soomaaliyeey Gabartani ma aha tii ugu horeysay ee Ceelka Ajnabiga u waraab doonata.

Annagoon garanayn waxa ay ku hadlayaan (Fadlan noosoo fasira si aan akhristayaasheena ula wadaagno) laakiin sida ka muuqata Faadumo Maxamuud – Higander iyo Lars Higander ayaa isku guursaday magaalada Nyköping (Niishoopin’) iyagoo ka faaiidaysanayey maalinta isku aadan ee 12 – 12 – 12.

Mar kale: Fadlan Fasiraada qeybta Comment-iga noogu soo qora, waxaad isticmaali kartaa Facebook-gaaga.

Daawo:

 

 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";