Weligaa Ma Aragtay Dahab lacagtiisu gaarayso $315 Billion? [ VIDEO ]

Posted on Dec 11 2012 - 10:46pm by Chief Editor

Bartamaha — Bangiga Ingriiska ayaa keyd ku haya Dahab gaaraya lacagtiisu £197 billion ($315 Billion oo Doolar). Waxaaba moodaa Dahabkii Adduunka oo dhan in halkaan la isugu keenay.

Ha inoo Sharaxo Odaygaan Ruug Cadaaga ah oo aadka ugu faraxsan inuu kuu sharaxo DAHABKA.