Calendar

Wiil gabar uu jeclaa darteed wadnihiisa Mindi uga taagay (Qiso Jaceyl oo Naxdin leh)

Wiil Magaciisa lagu sheegay Cumar Jaanqi una dhashay daka Sudan ayaa Jaceyl uu gabar u qabay dartiis la sheegay in Wadnihiisa uu mindi u dhex dhigay isagoo halkaasi ku dhintay.

Gabadhaan wiilkaan Jaceyl buuran uma aysan qabin waxaana ay ahayd daneesato sida wakaaladaha caalamka qaarkood lagu daabacay laakiin maalin kasta wiilka ayeey isaga ciyaari jirtay.

Maalin maalmaha ka mid ah ayuu u yimid gabadhii iyada oo maqaaxi ku jirta laakiin waxay ku dhahay ” oo kaalay maalin kasta maxaad ii daba socotaa adiga”

Balse wiilkii ayaa dhahay ” anigane waan ku jeclahay sidaas ayaana kaaga dheeraan la’ahay, balse gabadhii ayaa ugu jawaabtay “war Jaceyl beel hadaad i jeceshahay aan arkee hoo mindidaan”

Wiilkii deg deg ayuu ku qaatay mindidii wuuna is geliyay, durba ciidankii ayaa halkaa yimid waxayna xireen gabadhii laakiin arintaasi ayaa yaab noqotay.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Madadaalo | Entertainment.
« »

Comment: