Calendar

Xafladii Xuska Dhalashada Nabigeenii NNKH Columbus, Ohio

mowliidkaHabeen kii Mowliidka oo ay ku soo bandhigeen culimada Xerta ah ee degan nawaaxiga Gobolka Ohio waxaa ka soo qayb galay dad badan oo ay ugu danbaysay waayo waayo markii lagu qaban jiray xusaskii noocan ahaa oo kale ee lagu qaban jiray Soomaali. Halkan ka daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Ohio, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: