Published On: Wed, Dec 12th, 2012

Xiddiga Iyo Macalinka Ugu Fiicnaa Bishii November Horyaalka Premier League

Share This
Tags

Tababaraha kooxda West Brom Steve Clarke iyo xiddiga Everton Marouane Fellaini ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiicnaa Premier League iyo ciyaaryahanka ugu fiicnaa Premier League bishii November.

Kooxda Clarke ayaa seddex kulan oo isku xigta laga badiyay, laakiin kaliya hal guuldarro uun ayaa ka soo gaartay bishii hore oo ay badiyeen afar kulan oo isku xigta.

Guushii ay ka gaareen Chelsea ayaa gaar ahaan aheyd mid indho qabad leh, waxaana West Brom ay ku jirtaa kaalinta lixaad iyagoo ay Clarke u tahay xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ee kooxda.

 

Dhanka kale Fellaini ayaa isna lagu sharfay ciyaaryahanka bisha November ee Premier League ka dib markii uu bishii hore afar gool u dhaliyay Everton.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";