Published On: Tue, Dec 18th, 2012

Xidiigihii 2012 ee Youtube oo Hal Video la isugu keenay [ VIDEO ]

Share This
Tags

Bartamaha.com — Iyadoo ay 1 BILLION-kii daawade ay wax yara ka dhimantahay Videogii Sanadka ee Gangnam Style ayaa Youtube ay soo saartay Muuqaal ay ku wada jiraan dhamaan Video-yadii ugu daawashada badnaa sanadka 2012 dadkii sameeyey.

Muuqaalkan ayaa la isugu wada keenay  Walk off the Earth, AlphaCat, KassemG, MysteryGuitarMan, DeStorm, Freddie Wong, RealAnnoyingOrange, Rhett and Link, Felicia Day, iJustine, DailyGrace, EpicMealTime, ShitGirlsSay, MyHarto of Drunk Kitchen fame, Jenna Marbles IYO QAAR KALOO BADAN.

Hadaadse wada taqaanid dhamaantood waxaan ku leenahay Banaanka u yara bax oo Youtube ka yara naso.

Daawo Video-gan:

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";