Calendar

xildhibaan caato iyo magan oo sheegay in dalka ajaaniiib heysto

caatoXildhibaan cusmaan xasan caato ayaa sheegay in dalka xoog lugu hesto isagoo shegay in shacabka Soomaaliyed laga fadhiyo iney ka dhiidhiyaan arintaasi.

“Wuxuu si kulul u weeraray ciidamada shisheyaha ee inoo yimid iyo kuwa u shaqenaaya inaan iska Dhicino ayaa la donayaa wuxuu sheegay in loo bahanyahay in dalka laga xureeyo cadowga heesta

 Xildhibaan Cato ayaa waxa uu sheegay in shacabka looga baahanyahay in ay kacaan oo ay iska dul Qaadaan gumaysiga heesta xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in la diiday dowladii ay u Baahnaayeen shacabka iyo golaha baarlamaanka KMG Soomaaliya, waxa uuna sheegay in ay Diideen Uganda iyo wadamo kale.

maganSidoo kale waxaa isna halkas ka hadlay  xildhibaan bood cabdalla magan oo sheegay   waxa in “lis Weydiiyo mudan waxa ka dhigay labada shariif aqyaarta ka dhigay oo ragii kale ay wada jogeyn Danbiile ka dhigay sida muqtaar roobow xasan dahir fu,aad shogale iyo raga kale laba shasiif Muwaadiniin soomaali oo madax ka dhigay  ayaga ayaa ka danbi badan ayuu yiri xildhibaan bood Wuxuu carabka ku adkeeyay in laga qabto laba shariif oo ku sheegay iney dalka ku tumanayaan Sharciga uu lahaa iyo nadamkii u dacgsanaa leh .

Si kastaba ha ahatee adentaan kulul ay ka soo yertay ayaa waxa ay ku soo adeysa xil maalintii Shalay laga xertay holka shirarka barlamaanka oo loo diiday iney halkas ku shiraan iyagow Sheegay in sharciga lugu xadgudbad lona baahanyahay in shacabka ay ka dhiidhiyaan arintaas.

Xafiiska wararka bartamaha; muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: