Published On: Mon, Nov 12th, 2012

Xulka Soomaaliya oo ka qeyb galaya tartanka CECAFA 2012 – Isku Aadka

Share This
Tags

Xulka Kubadda Cagta ee Soomaaliya ayaa cayaaraha bariga iyo bartamaha Afrika  CECAFA oo dhawaan ka furmi doona wadanka Uganda.

Isku aadka cayaaraha CECAFA ayaa manta lagu sameyay magalada Kampala ee wadanka Uganda iyadoona ay Soomaaliya gashey Group-ka B.

Isku aadka Group-yada ayaa sidaan u dhici doono

Group A , Uganda, Ethiopia, Kenya, South Sudan
Group C, Somalia, Sudan, Tanzania, Burundi
Group D, Rwanda, Malawi, Zanzibar, Eritrea

Kooxaha kual jira Soomaaliya Group-ka B ayaa waxa ku jiraa kooxo Ad-adag iyadoona lagu tilmaami karo group-ka dhimashada.

Wadanka Jabuuti ayaa ka cudur daartey inuu cayaarahan kazoo qeyb galo iyadoona booskaasi lagu buuxiyay wadanka Malawi oo marki ugu horeysay ka qeyb galayo.

Xulka Qaranka Soomaaliya oo haatan ku sugan magalada Kampala ayaa tababarkooda bilaabay iyagoona ku tababarta garoonka ambole ee magaaladda Kampala

 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";