Calendar

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Laacibka Sanadka Ee Qaarada Africa

Laacibka qaranka ivory coast  iyo kooxda Man City Yaya Toure ayaa loo caleema saaray ciyaaryahanka ugu wanagsan qaarada africa sanadkaan sii dhamaanayaa ee 2012-ka .

Yaya ayaa abaal marintaas lagu gudoonsiiyay maadaama koxdiisa City uu kula guuleystay horyaalka ingiriiska xilli ciyaareedkii 2011-2012-ka sidoo kalana sidoo kalana qaranka dalkiisana u soo saaray ciyaaraha kama dambeyska ah ee qaramaad africa ee 2012-ka

Laacibkaan ayaa ka sara maray laacibka kale ee ay isku dalka yihiin Drogba  iyo laacibka reer Cameron ee u ciyaara Barcelona ee lagu magacaabo Alex Song

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports, Wararka Maanta.
« »

Comment: