Daily Archives: March 4, 2015

Cali Khaliif Galaydh oo ka warbixiyey wadahal uu la yeeshay madaxweyne Xasan SH Maxamuud

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh oo mudooyinkii danbe ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyey waxyaabihii uu kala hadlay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud. Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inuu kala … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo Heshiis ku kala saxiixday Kismaayo (Sawirro)

Kismaayo(Bartamaha) Madaxweynayaasha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo dhigiisa Jubbaland SH Axmed Madoobe oo maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa kala saxiixday heshiis dhinacyo badan taabanaya. Labada Madaxweyne ayaa waxa ay ka wadahadleen arimo dhowr ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka Taageeraya Horumarinta Waaxda Tamarta:-War-Saxaafadeed

(Bartamaha) Midowga Yurub (EU) iyo Adventist  Relief Agency (ADRA) waxay bilaabeen barnaamij cusub oo 3 sano ah ujeedadiisuna ay tahay isticmaalka iyo faafinta tamarta la cusboonaysiin karo ee Soomaaliya.iyadoo loo maraayo hirgelinta  mashruuca “Badalka Tamarta Soomaaliya” (SET), in ka badan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada dowladda & kuwa Itoobiya oo baaritaanno ka sameeyey degmada Xudur

Xudur(Bartamaha) Ciidamada booliska dowladda Soomaaliya iyo Milateriga wadanka Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta hawlgallo baaxad weyn ka sameeyey degmada Xudur ee gobolka Bakool. Maxamed Macallin Axmed Gudoomiyaha maamulka degmada Xudur ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab & dadka deegaanka oo ku dagaalamay Hiiraan

Buulo-barde(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya iney deegaanka Buurweyn ee hoos yimaada degmada Buulo-barde ay ku dagaalameen Al-shabaab iyo dadka deegaanka. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dadka deegaanku ay ka biyo diideen amar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynayaasha Jubbaland & Puntland oo ku shiraya Kismaayo

Kismaayo(Bartamaha) Kulan ayaa lasoo sheegayaa inuu xiligan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose uga soconaya madaxweynayaasha Jubbaland SH Axmed Madoobe iyo Puntalnd C/wali Maxamed Cali Gaas. Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in Labada Madaxweyne ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Arimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay Agaasimaha Soomaaliya ee WFP

Muqdisho(Bartamaha) Wasiirka Arimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya C/Salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Barnaamijka Cunnada Aduunka(WFP) u qaabilsan wadanka Soomaaliya Laurent Bukera . Wasiirka Arimaha dibadda dowladda Soomaaliya C/salaam Hadliye ayaa kala hadlay Laurent Bukera Agaasimaha Barnaamijka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dhinacyada ku dagaalamay Guriceel oo maanta heshiis gaaraya

Guriceel(Bartamaha) Maanta ayaa waxaa la filayaa iney heshiis kala saxiixdaan dhinacyada isku haya magaalada Guriceel ee dowladda Soomaaliya iyo xoogaga taabacsan ahlu sunna waljamaaca. Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya inuu heergabo gabo ah marayo heshiiska la filayo iney … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shariif Xasan SH Aadan oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Baydhabo( Bartamaha)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan SH Aadan ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Baay,Bakool iyo SH/hoose iney u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Shariif Xasan SH Aadan ayaa sheegay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

UN and AU envoys call for increased measures to combat sexual violence in Somalia

Joint statement by the UN and AU envoys to Somalia UNSOM – Speaking at a high level panel discussion on sexual violence in Somalia, the Special Representative of the Secretary-General (SRSG), Nicholas Kay and the Special Representative of the AU Commission Chairperson (SRCC), Maman … read more »

Posted in Featured, Human Rights, Latest Somali News | Tagged , , Sexual Violence, UN, UNSOM | Leave a comment

Al Franken Joins 52 Other Democrats Who Will Skip Netanyahu Speech

Sen. Al Franken (D-MN) has joined eleven more Democrats in announcing that they won’t be attending Netanyahu’s speech to Congress. The total of Democrats who are not attending the speech has jumped to 53. In a statement, Sen. Franken said, … read more »

Posted in Featured, Minnesota | Leave a comment

Seattle’s Malitia MaliMob Reps Somalia

My Philosphy – Alot of people of my generation first heard of Somalia in the early 1990s, during its civil war. What I didn’t know was that Somalia is also known asthe Nation of Poets, where being slick with words and … read more »

Posted in Diaspora, Featured, Madadaalo | Entertainment | Tagged , , Music, | Leave a comment

Publisher moves up release for Ayan Hirsi book ‘Heretic’

AP – NEW YORK (AP) – The release date for the latest book by Ayaan Hirsi Ali, a women’s rights advocate and leading critic of Islam, has been moved up from late April to March 24. HarperCollins Publishers announced the new … read more »

Posted in Books, Featured | Tagged , | Leave a comment

Former Foreign Minister and Somali First Lady Shares Inspiring Story of Social Change

PR News Wire – MINNEAPOLIS, March 3, 2015– Edna Adan, former foreign minister and Somali first lady, addressed more than 1,050 graduates and 4,600 guests, faculty, administration and staff attending Walden University’s 53rd Commencement Ceremony on Saturday, January 31, 2015, at … read more »

Posted in Featured, Human Rights, The Story | Leave a comment