Daily Archives: March 9, 2015

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Danjire Nicholos Kay

Muqdisho(Bartamaha) Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kulan kula qaatay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholos Kay. Wasiirka warfaafinta iyo danjire Nicholos Kay ayaa ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’adda UNDP oo dowladda ku wareejisay Baabuurta aysan Rasaastu karin

Muqdisho(Bartamaha) Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan UNDP ayaa maanta xafiiska R/wasaaraha dowladda federaalka ku wareejisay Baabuur nuuca aysan rasaast karin ah. Hay’adda UNDP ayaa xafiiska R/wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke maanta ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Naafada oo ka cabanaya go’aan ay sheegeen in looga saarayo Cisbitaalka Martiini

Muqdisho(Bartamaha) Ciidamada naafada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku jira Cisbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka cabanaya haweeney ay sheegeen iney agaasime ka tahay Cisbitaalka Martiini taasoo sida ay sheegeen ku amartay iney Cisbitaalka ka guuraan. Afhayeenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

RW Cumar Cabdirashiid oo sheegay in gobolka Galgaduud ay ka jirto biyo la’aan baahsan

Muqdisho(Bartamaha) R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka dhawaajiyey iney biyo la’aan baahsan ka jiraan deegaanada iyo degmooyinka gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Mudane Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khartuum: 13 Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku dhintay shil Gaari

Khartuum(Bartamaha) Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa ku waramaya in shil gaari oo ka dhacay duleedka magaaladaasi ay ku dhinteen 13 ruux oo Soomaali ah. Dadka dhintay ayaa waxaa la tilmaamayaa iney ka ambabexeen                magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya oo sheegay in Gudniinka Fircoonigu yahay fal danbiyeed

Muqdisho(Bartamaha) Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed Axmed Cali Daahir ayaa ku dhawaaqay iney danbi tahay in Gabdhaha Soomaaliyeed loo gudo Fircooniga,Xeer ilaaliyaha oo ka hadlayey munaasabad xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho oo looga hadlayey tacadiyada haweenka loo geysto ayaa ku dhawaaqay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

R/wasaare Cumar Cabdirashiid oo Muqdisho dib ugu laabtay

Muqdisho(Bartamaha) R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hogaaminayey oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Difaaca “Dowladdu waxay u tanaasulaysaa danta shacabka, kumana kor gor-gortameyso iyagoo dhibaateysan”:-War-Saxaafadeed

Guriceel, March 8, 2015….Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane  C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal shaqo ku joogay gobolka Galgaduud ayaa kormeer ku gaaray qaar kamid ah meelihii ay dadku ku barakaceen iyo goobaha ganacsiga ee degmada Guriceel, isagoo dhinaca kale … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment