Daily Archives: March 10, 2015

Qarax caawa lagu weeraray Gaari uu leeyahay taliyaha nabad sugidda Jowhar

Jowhar(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku waramaya in caawa koox hubaysan ay Bambaano ku weerartay gaari uu lahaa Taliyaha ciidanka nabad sugidda degmada Jowhar. Wararka aan heleyno ayaa tilmaamayaa in Taliyaha nabad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Joogtada Ah U Furay Kulan Howleed Ku Aadan Diyaarinta Qorshayaasha Kalafadhiga 6aad ee golaha shacabka

Muqdisho(Bartamaha)Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga furay Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya kulan howleed la xiriira dejinta qorshayaasha Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda oo ka hadashay dadkii loo qabqabtay qaraxii hotel SYL

Muqdisho(Bartamaha) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saartay dadkii loo qabqabtay qaraxii ka dhacay hoteelka SYL, Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr Axmed Cali Abuukar oo shir jaraa,id Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay in 11 ruux oo lagu eedeeyey inay qaraxaaka dambeeyeen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay masuuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

  Muqdisho(Bartamaha)  Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee  Wasasaradda ayaa  maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan hay’adda Cunnada iyo Beeraha u qaabilsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaarado Duqeymo ka geystay gobolka Sh/hoose

  SH/hoose(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya deegaanno ka tirsan gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya in xalay diyaarado aan la aqoonin wadanka laga leeyahay ay duqaymo xoogan u gaysteen saldhigyo ay Alshabaab ku lahaayeen tuulooyin hoostaga deegaanada Ambareesa iyo Toorotoorow. Gudoomiyaha gobolka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo sheegay in la xaqiijiyey amniga Kismaayo

Kismaayo(Bartamaha) Saraakiisha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney xaqiijiyeen sugida amniga magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland oo ay xiligan ka socdaan shirar lagu dhisayo baarlamaanka maamulkaas. Taliye ku xigeenka ciidamada booliska degmada Kismaayo Aadan Geelle ayaa sheegay iney … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan Sheegay in Xasaanadda looga Qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa-Soomaaliya

Muqdisho(Bartamaha) Xildhibaan Maxamed Maxamuud Kula-lihi oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xasaanadda laga qaaday xilli uu doonayey inuu  galo madaxtooyada Villa-Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sheegay iney si aan wanaagsaneen ula dhaqmeen saraakiisha Baratakoolka Madaxtooyada Soomaaliya oo uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka degmada Buulo-barde oo codsaday in gurmad lala gaaro shacabka magaaladaasi oo go’doon ku jira

  Buulo-barde(Bartamaha) Kusimaha gudoomiyaha degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan Liibaan Cabdi Burisow oo la hadlay Idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan degmada Buulo-barde  ay haystaan dhibaato cuna yari oo ka dhalatay go’doominta ay magaaladaasi ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Ahlu Sunna oo diiday iney ciidankooda kala baxaan Guriceel

              Guriceel(Bartamaha) Ahlu sunna waljamaaca garabka magaalada Guriceel kula dagaalamay ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa diiday iney ciidankooda ka saaraan gudaha magaalada kadib markii shalay ciidankii dowladda Soomaaliya laga saara fariisimihii ay ku lahaayeen dleedka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasaaradda Arimaha dibadda Soomaaliya oo walaac xoog leh ka muujinaysa Tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho(Bartamaha) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay walaac xoog leh ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada ee ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed , kuwaasi oo qaarkood ku waaya naftooda inta ay ku guda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment