Daily Archives: March 11, 2015

Tafaasiil kasoo baxaysa qarax goor dhowayn ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho(Bartamaha) Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey  ayaa goordhaweyd ka dhacay dhabarka danbe ee Hotelka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in lagu fuliyey Gaari Kaarib ah,goobjoogayaal ku sugan goobta uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raii’sulwasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti

Jabuuti(Bartamaha) Raii’sulwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka jabuuti, wuuuna halkaa kulamo kula qaatay madaxda ugu saraysa dalkaas. Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke  ayaa kulamo la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in la kordhinayo ciidamada Onkod ee u xilsaaran amniga Muqdisho

Taliska cidanka booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidamada Onkod ee hadda ka hawlgala wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya la kordhinayo si loo xaqiijiyo nabadgalyada caasimadda Muqdosho oo soo hagaagay maalmihii u danbeeyey. Qaasim Axmed Rooble  Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab iyo ciidanka dowladda oo ku dagaalamay gobolka SH/dhexe

Cadale(Bartamaha) Maamulka dowladda federaalka Soomaaliya ee degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka warbixiyey  dagaal Al-shabaab iyo ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali-Gaduud ee hoos yimaada degmada Cadale ee goboka SH/dhexe. Muxudiin Suudi Cali Gudoomiyaha maamulka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo oo ka cabanaya Sarkaal Kenyan ah

Ceelwaaq(Bartamaha) Saraakiisha ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka hawlgala gobolka Jubbada hoose ayaa cabasho ka soo saaray sarkaal Kenyan ah oo ay sheegeen inuu faragalin xoogan ku hayo hawlaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Dhoobley. Col. Aadan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ajaanib doonayey iney ku biiraan Al-shabaab oo gacanta lagu dhigay

Dhoobley(Bartamaha)  Saraakiisha ciidanka ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa ka warbixiyey rag ajaanib ah oo ay ku qabteen gudaha degmada Dhoobley xili ay doonayeen iney ku biiraan kooxda Al-shabaabka  ee dagaalka ka wada Soomaaliya,. Col. Haybe Axmed Taliyaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment