Daily Archives: March 12, 2015

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo Warmurtiyeed laga soo saaray ( aqriso)

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Edmonton: Man’s death on 118 Avenue a homicide, police say

EDMONTON (Global News) — Edmonton police have confirmed the death of a man earlier this week was a homicide. Police say Mohamed Ahmed Adam died from gunshot wounds. The 33-year-old’s body was discovered outside a north-central Edmonton business early Monday … read more »

Posted in Canada, Featured | Tagged , | Leave a comment

Sources: US Drone Strike Targets Somali Militant Commander

AFP – Sources in Somalia are reporting an apparent U.S. drone strike against a vehicle carrying officials from militant group al-Shabab.Somali officials and individuals close to al-Shabab told VOA’s Somali Service the drone attacked a vehicle late Thursday outside the southwestern … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH oo u dhoofay dalka Masar

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud  iyo wafti ballaaran oo uu horkacayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,madaxweynaha iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Masar. Madaxweyne Xasan SH Maxamuud ayaa waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Local Filmmakers Making Documentary About Somali School

Falls Church News-Press – Something had changed in Harry Lee, who had just gotten back from three years working at Abaarso School of Science and Technology, a boarding school in a tiny village in northwest Somalia. Opened in 2009 by a … read more »

Posted in Diaspora, Featured | Tagged , Falls Church, , | Leave a comment

China-trained doctors keep hope alive in Somalia hospital

Xinhua – The Pediatric Department at Banadir Hospital in Somalia has a strong affinity to millions of citizens in the Horn of Africa nation.The Chinese-funded pediatric unit at the hospital has revolutionized infant health in Somalia since its establishment four decades … read more »

Posted in Featured | Tagged , , Training | Leave a comment

Immigrant helps others adjust to new life in Nashville

The Tennessean – Every Saturday, the father would gather his seven kids — including his oldest son, Mohamed-Shukri Hassan — and herd them toward the store that had landlines for international calls.Dozens of people would wait patiently outside the store in … read more »

Posted in Diaspora, Featured | Tagged , Somali Americans, , | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH Maxamuud oo maanta xariga ka jaray shirkadda Caymiska Takaful Afrika laanteeda Soomaaliya

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray shirkadda Caymiska ee Takaful Afrika laanteeda Soomaaliya, wuxuuna u hambalyeeyey ganacsatada suurto gelisay inay shirkadani Soomaaliya ka howlgasho. Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka dalbaday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka dalka Jibouti

Jabuuti(Bartamaha) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka dalka Djibouti Mudane, Maxamed Cali Xumad iyo qaar ka tirsan mudanayaasha Baarlamanka isagoo kala hadlay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DEG DEG: Madaxtooyada Maamulka K/Galbeed oo la weeraray

  Baydhabo(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in rag hubaysan oo ka tirsan kooxda AL-shabaab iney gudaha u galeen xarunta madaxtooyada Maamulka Koonfur galbeed iyo Hoyga uu dagan yahay madaxweynaha maamulkaas Shariif Xasan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha ammaanka iyo Gudiga amniga Midowga Afrika oo Addis ababa ku shiraya

Addis ababa(Bartamaha) Golaha ammaanka Qaramada Midoobay iyo Gudiga amniga ee ururka Midowga Afrika ayaa maanta ku shiraya magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya,labada dhinac ayaa ka wadahadlaya dhibaatooyinka amni xumo ee ka jira qaybo badan oo ka tirsan wadamad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Amnesty International oo warbixin kasoo saartay tacadiyada loo geysto Naafada Soomaaliya

  Muqdisho(Bartamaha)  Hay’adda Amnesty International ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa soo saartay waxrbixin ay ku  sheegtay in tacadiyo joogto ah ay lagau hayo dadka naafada ah ee ku dhaqan dalka Soomaaliya.   Warbixinta hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Galgaduud: Al-shabaab oo jidka u galay Kolonyo ka tirsan ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM

Oodweyne(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Oodaweyne ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay jidka u galeen gaadiid kolonyo ah oo ay wateen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Gaadiidka Kolonyada ah ee jidka loo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DHAGEYSO: Wasaaradda arimaha gudaha oo soo bandhigtay dhismaha gudiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Muqdisho(Bartamaha) Wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay dhismaha gudiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed. Wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DHAGEYSO: Laamaha amniga oo ka hadlay Qaraxii Caawa ka dhacay Muqdisho

  Muqdisho(Bartamaha) Laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxii Caaawa ka dhacay agagaarka Hotelka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho,Qaasim Axmed Rooble afhayeenka Laamaha amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in la fashiliyey weerarkaas.   Afhayeenka Laamaha amniga dowladda Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment