Daily Archives: March 13, 2015

Video: Facing death row in Somalia

Al Jazeera – Somalia’s government has executed more people than any other country in Sub Saharan Africa, according to Amnesty International.It says more than 150 death sentences have been handed down since 2013 and 86 people have been executed.Al Jazeera’s Hamza … read more »

Posted in Featured, Human Rights, VIDEOS | Leave a comment

Somalia: People with disabilities exploited, raped and abused

Amnesty International – More than two decades of conflict, inadequate health services and discrimination have left people with disabilities in Somalia at risk of forced marriage, violence, rape and repeated forced evictions, said Amnesty International in a new briefing published today. … read more »

Posted in Featured, Human Rights | Tagged , , | Leave a comment

Kenya: Three dead in attack on Mandera Governor Ali Roba’s convoy

Daily Nation – At least three people, including two policemen, died on Friday in an attack on Mandera County Governor Ali Roba’s convoy on the Mandera-Arabia road. A former chairman of the Mandera County Council was also killed when two vehicles … read more »

Posted in Featured, KENYA | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho (Bartamaha) Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay , waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolada Dhexe oo DFS ka dalbaday inay furto shirka maamul usamaynta goboladaas

Cadaado(Bartamaha) Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya oo maanta magaalada Cadaado kula hadlay Warbaahinta ayaa ka dalbatay  dowladda Soomaaliya inay shaaciso waqti rasmi ah ee uu furmayo shirka maamul goboleedka loogu samaynayo gobolada Dhexe ee dalka. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jaamacadda Jaziira oo maanta deeq gaarsiisay Barakacayaasha ku jira xerada Hogol ee M/Muqdisho

Muqdisho(Bartamaha) Jaamacadda Jaziira ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq  gaarsiisay dadka ku jira xerada Barakacayaasha Hogol oo ku taalla agagaarka Ex-Control Afgooye ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Deeqdan oo ka koobneed dhar iyo Dawooyin ayaa waxaa la gaarsiiyey dadka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya oo digniin adag u diray dadka caadaystay dhibaataynta Haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho(Bartamaha) Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa maanta digniin culus u jeediyay dadka caadeystay iney dhibaateeyaan Haweenka Soomaaliyeed,Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in xafiiskiisa lasoo gaarsiiyay qoraalo badan oo la xiriira kufsiga loo gaysto Hawdeenka Soomooliyeed. Axmed Cali … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo digniin u diray dadka dhibaateeya Haweenka

Muqdisho(Bartamaha) Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa digniin culus u diray dadka  dhibaateeya Haweenka Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay in xafiiskooda loosoo gudbiyey qoraalo badan oo la xiriira dhibaatooyin loo geystay haweenka Soomaaliyeed. Wuxuuna sheegay iney xabsiga dhigeen dad lagu helay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya oo DF ujeediyey talooyin amniga la xiriira

Muqdisho(Bartamaha) Wasiirkii hore ee  Gaashaandhigga xukuumadii uu hogaaminayey R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa ugu baaqay madaxda sar sare ee  dowladda federaalka Soomaaliya iney la xisaabtanto Saraakiisha amniga si gacan bir ah loogu qabto amniga magaalada Muqdisho. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada SHarmal Sheekh

Sharmal Sheekha(Bartamaha)  Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayey oo gaaray magaalada Sharmal Sheekh ee dalka Masar ayaa waxaa halkaa si diiran ugu soo dhaweeyey madax ka tirsan dowladda Masar iyo safiirka Soomaaliya ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Suspected drone attack kills three Somali militants

Reuters – MOGADISHU – A suspected drone attack killed three members of Somalia’s al Shabaab Islamist rebel group on Thursday in southern Somalia while they were driving in a car, residents said.Al Shabaab made no immediate comment and there was no … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Tagged , Al Shabab, , | Leave a comment

Sarkaal ka tirsan Amniyaadka Al-shabaab oo lagu dilay duqayn diyaaradeed

Baardheere (Bartamaha) Wararka aan ka heleyno deegaanka Abaa Huluul ee u dhexeeya degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere ee gobolada Baay iyo Gedo ayaa ku waramaya in diyaarad dagaal ay duqayn la beegsatay gaari uu saarnaa Aadan Garaar oo ka tirsanaa saraakiisha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

A new homeland: OSU advisor’s return to his native Somalia reveals a nation on the rebound

Gazette Times — Ismail Warsame still bears a scar over his eyebrow from when he was 6 years old living in Beledweyne, Somalia, and he woke up to a 7-foot warhead plowing through his house and exploding next door — … read more »

Posted in Diaspora, Featured | Tagged , | Leave a comment