Calendar

Al Shabab oo ku hanjabay inay laynayaan Ciidamada Dowladda Bisha Ramdan

BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Afhayeenada Al-shabaab nin ka mid ah oo lagu magacaabo Cabdi casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Bisha Ramadaan inta lagu guda jiro ay Beegsanayaan Ciidamada Amaanka Soomaaliya Cid ka celin kartana aysan jirin sida Al-shabaab ay shegteen.

Al-shabaab aya intaa ku darey in Ciidamada Dowladda Soomaaliya meel kasta oo ay ku Arkaan ay ku dilayaan.

Kooxda ayaa sheegay in Bisha Ramadaan inta lagu guda jiro ay Beegsanayaan Ciidamada Amaanka Soomaaliya Cid ka celin kartana aysan jirin.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News, Wararka Maanta and tagged , , , .
« »

Comment: