Calendar

Al Shabab oo Xildhibaan Xamar ku dilay mid kalana ku dhaawacay

xayd 2BARTAMAHA – Dagaal yahano ka tirsan AL shabab ayaa Goor dhaw Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar-weyne ku Togtay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd oo ka mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya.

Dilka Xildhibaanka ayaa ka dhacay Albaabka hore ee  Hottel Centeral ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhaw Taalada Xaawo Taako ee Magaalada Muqdisho.

Xildhinaabka ayaan waxaa dilkiisa sheegtay AL shabab sidoo kalena ku goodiyay inay wadayaan weerarada ka dhan ka ah Shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

QM   iyo maraykan ka aya sidoo kale dhaleeceeyay dilka xildhibaanka sidoo kalena ugu baaqay laamaha amniga ayaa ka hortagaan weerarada argagixisada.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: