Calendar

Australia Day 2011 – Fresh Kidz & Liban oo Heeso Soomaali ah ka qaaday

Lee-small-3Maalintii Arbacada 26 Jan 2011 ahayd ayaa waxaa lagu qabtay xaflad balaaran faras magaalaha Melbourne ee wadanka Australia, taasoo loogu dabbaaldagayey munaasabadda Maalinta Wadanka Australia ama Australian Day.

Balse sannadkan waxay kaga duwanayd waxaa ka qayb galay dhalinyaro Soomaali ah oo halkaa ka muujiyey heeso iyo ciyaaraba.Waxaa kaloo iyana halkaa lagu taageeray dhisidda School laga dhisi doono Somali iyo caawimaad kaleba.

Liban aden oo ahaa wiil kii Soomaaliyeed oo ka qayb galay Australiad Idol Show iyo dhalin cusub oo la magac baxday Fresh Kids ayaa halaa wacdaro ka muujiyey heeso iyo ciyaarana ku madadaaliyey dad lagu qiyaasay in ay raadheen 15,000 oo qof.

Daawo:-

www.BARTAMAHA.COM

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Australia, Madadaalo | Entertainment, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: