Author Archives: Garyare

Baahidee ka jawaabaya nidaamka federaalka somaliya ? Cabas C. Cabdullahi

Nidaamka federalka somalia ka jawaabi maayo wax haba yaraatee baahi somaliyeed ah. Ujeedadiisu kaliyi waa curin aafo  somali kala geysa oo burburisa ugu dambayntii midnimada qaranimo, dhaqan iyo midda dineed intaba.waa ka guurid ruun barwaaqo iyo u hayaan goobo lama degaan … read more »

Posted in Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Garabka Xisbiga TAYO PARYT Holland oo lagu dhawaaqay iyo Xaflad lagu taageerayo oo ka dhacday Denhaag. (SAWIRO )

Munaasabad si weyn loo soo agaasimahay  oo lagu furayey garabka Xisbiga TAYO PARTY ku yeelanayo wadanka Holland  ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada xarunta u ah siyaasada Dalka Netherlands ee Denhaag, Waxaana kasoo qeybgalay xafladaasi dadweyne aad u badan oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xoghayaha 1aad Safaarada Soomaalida ee Talyaaniga oo ka hadlay Weerarka qabiil ee lagu soo qaaday “Dhageyso “

Abdilahi Farah oo ah xoghayaha koowaad ee safaarada Soomaaliya ee Rome ayaa shaaca ka qaaday in lagu soo qaaday weerar qorsheysan oo lagu doonayey in isaga lagu qaarijiyo,kadib markii uu xafiiskiisa kusoo weeraray nin uu sheegay inay heyb hoose yihiin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Barnaamijka KULANKA GARYARE ee asbuucan ku daawo Warbixno xiiso leh ” DAAWO “

Barnaamijkan Kulanka Garyare waxaa inta badan uu yahay barnaamij todobaadle ah,waxaana soo diyaariyaha wariyaha caanka ah ee Abdiweli Ibrahim Garyare iyaddoo uu soo jeedinta kala qeybgalo wariye  kale oo u dhashay Holland balse ku hadla afka Soomaaliga. Todobaadkan waxa looga hadlayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Universal TV oo xalay bilowday Barnaamij loo bixiyey “Kulanka Garyare” kaasi oo Todobaadle ah ( DAAWO Barnaamijka) admin | Mar 15, 2012 | 2 comments

Barnaamijkan loo bixiyey KULANKA GARYARE ayaa  soosaare ka ah wariyaha Soomaaliyeed ee Abdiweli Ibrahim Garyare kaasi oo waxbadan ku jiray howlaha warbaahinta soomaalida.Waxaa uu wariyaha bilowga barnaamijkiisa ku sheegay inuu noqon doono mid la daawan karo todobaadkiiba mar,lagana daawan doono … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment, Wararka Maanta | 1 Comment

Hay’adda Samofalka HIRDA oo Magaalada Muqdisho gargaar rashin ah ugu qaybisay Qoysas Barakacayaal ah

Hay’adda samofalka HIRDA (Himilo Relief & Development Association), ayaa deeq raashin ah ugu qaybisay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho qoysas barakacyaaal ah. Qoysaska deeqda loo qaybiyay ayaa waxay tiradoodu ahayd in ka badan 300, kuwaasoo oo ku jiray kaam ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

FSAN oo qabatay shir ay kusoo xireysay barnaamij ku saabsan Gudniinka oo ay laba sano waday.

Shirkan oo ahaa mid lagu soo afmeerayey barnaamijka ka hortaga gudniinka oo ay waday Hay’adda FSAN ayaa waxaa kasoo qeybgalay ururo iyo hay’addo ka qeybgalay barnaamijkaasi intii uu socday iyo xeeldheerayaal mudo kusoo dhex jiray ololaha  gudniinka lagu joojinayo. Waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Farmaajo oo wareysi uu siiyey TV laga leeyahay Talyaaniga uga codsaday dowlada Talyaaniga inay hogaanka u qabtaan dibu dhiska Soomaaliya.”Daawo ama Akhriso “

Waxaa ka dhacay  magaalada Roma(Italia) december 1-2 shirar qurbajooga somaliyeed oo u qayb galay Mohamed Abdullahi Mohamed, ra’iisulwasaarihii hore ee somaliya. Shirarkaa waxaa ka soo qayb galay somali badan, xildhibaano ka socdey dhammaan xisbiyada talyaaniga, guddomiyaha ururka xuquuqul insaanka dalkaa, jaraa’ídka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-Fanaan Xuseen Shire Jama oo soo saaray hees la yiraahdo ” Odey Duq ah” taasi oo ah qiso jaceyl.

Abwaan Xuseen Shire Jama islamarkaana ka mid ah Fanaaniinta loogu jecel yahay fankooda ayaa maalinkasta waxa uu soo saaraa heeso bulshada dhexdeeda saameyn ku leh, waxaana uu iminka miiska fanka soo saaray heestii sii ugu danbeysay oo uu u bixiyey … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shir looga hadlayo isku xirka Soomaalida degan Den haag iyo Maamulka Magaaladaasi oo la qabtay.

Shirkan oo ayaa aha a mid diirada lagu saarayey sidii wax badan looga qaban lahaa baahida Soomaalida degan magaalada Den haag,waxaana soo qaban qaabiyey howl-wadeeno ka shaqeeya dowlada hoose ee magaaladasi,iyaddoona shirkan uu yahay  mid ka duwan shirarkii hore ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

WAR DEG DEG AH: Fanaanka Waayaha Cusub ee Digriyow Cabdi Cilmi oo lagu dhaawacay Nairobi.

Fanaanka caanka ah ee Digriyow Abdi Cilmi oo ka mid ah xidigaha kooxda Waayaha Cusub ee xaruntoodu tahay magaallada Nairobi ayaa waxaa lagu dhaawacay bartmaha xaafada islii kadib markii ay weerar ku soo qaadeen qaar ka mid ah taageerayaasha kooxda ONLF … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Beelaha Celi oo si weyn u qaadacay Maamul Cusub oo lo dhisay Dagmada Cabudwaaq‏

Kadib markii malin ka hor  lagu dhawaaqay maamulka cusub ee magaallada Cabudwaaq ayaa shir ay isugu yimaadeen Waxgaradka Aqonyahanada dhalinyarada Beelaha Celi    isla markaana ay qurba joogta uga qeybgaleen dhinaca telefoonka ayaa ka dhacay Magalada Cabudwaaq  Shirkaas aya gebi ahaanba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii golaha guud ee xuquuqda aadanaha oo qodobo ku aadan Somaliya laga soo saaray.

Shirkaan oo ahaa kii Golaha Guud ee xuquuqda aadanaha Aduunka UN Humnan Rights Council looga doodaayay qodabo aad u fara badan oo ku saabsan xuquuda aadanaha ee dawladaha addunka. Hadaba arrimaha somaaliya waxaa aad diiradda loo saaray Dib u eegidda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Leaving the Netherlands for Somalia

DAY 1 - Today is the day that I am returning to my country of origin after spending 18 years abroad. I am at Schiphol airport in the departure lounge with my husband and three children. On the one hand I’m … read more »

Posted in Diaspora, Latest Somali News, Maqaallo / Articles, The Story | Leave a comment

Wafdi ka socda Ahlusunna oo uu hogaaminayo Shiikh Maxamed Aw-libaax oo Denmark uga qeybgalaya shir caalami ah.

Shiikh Maxamed Yusuf Aw-libaax oo ah gudoomiyaha Ahlunnada koonfur galbeed ee Somaliya xaruntiisuna ay tahay magaallada Doolow ayaa soo gaaray caasimada dalka Denmar ee Copenhegan,halkaasi oo lagu wado inay uga qeybgalaan isaga iyo xubnaha la socda ee matalaya Ahlusuunna shir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowlada Talyaaniga oo sheegay inay safaaradoodii dib uga furanayaan Somaliya.

Dowlada talyaaniga ayaa lagu wadaa inay safaarada ay ku leedahay ka furato magaallada Muqdisho,sidaasina waxaa maanta daabacday wakaalada wararka Talyaaniga,kadib markii shir ay wada jir u yeesheen dalalka Uganda,ingiriiska iyo Talyaaniga  isla markaana uu hadal qeybiye ka ahaa Xoghaya Guud … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shiikh Maxamed Aw-Libaax oo ka digay khilaafka Ahlusunnada Cabudwaaq soo dhexglay inuu noqdo mid dagaal.

Shiikh Maxamed Yusuf aw-Libaax oo ah Hogaamiyaha Ahlusunnada Koonfureed  ayaa maanta mar uu saxaafada la hadlayey soo hadal qaaday khilaafka kasoo cusboonaaday deegaanada gobolada dhexe oo ay ahlusuno ka taliso. Shiikh Aw-Libaax ayaa sheegay inuu khilaafkaasi yahay mid yimid xili aan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somalida Talyaaniga oo ka shiray dhisida Jaaliyad ay leeyihiin

Shirkaani oo ay soo abaabuleen qaar kamid ah dhalinyarada Soomaalieed ee ku nool magaalada Roma ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay u dhisan lahayeen jaaliyed soomaaliyeed oo matasha dhamaan somalida ku nool Talyaaniga gaar ahaan Rome oo ah xarunta dalkaasi Talyaniga. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’ada SEDHURO oo Magaalada Mogadshu ku qabatay aqoon isweydari ku saabsan khatarta rasaata iyo miinoyinka

Tababar looga hadlayo rasaasrta iyo hubaka looga tegay gudaha magaalada Muqdisho ayaa maalinimadii Sabtidii oo taariikhdu ahayd 17th Sept 2011kafurmay xafiiska Sedhuro ee magaalada Muqdidho. Waxaa lagu casuumay saraakiishii hore ee aqoonta sugan ulahaa agabka hubaka  iyo dhamaan wax yaabaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ayuub Aden Ali ” Puntland xoog ayey iiga duubeen muuqalka ay soo daayeen” Daawo Muuqalka Cusub ee Ayuub .

Waxaana inta ay socotay cajaladaasi hore uu u sheegay magacyada dadka ka tirsan Al-Shabaab ee dilalka fuliya iyo Studio lagu duubo cajaladaha oo ay ku leeyihiin Magaallada Galkacyao,isagona sheegay in xiliga la qabanayey uu usii socday Magaallada Burhakaba oo uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment