Author Archives: News Desk

[DAAWO MUUQAAL + SAWIRO] Madaxweynaha oo dadweyne faro badan ugu khudbeyay London

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo safar ku jooga magalada London ee caasimadda dalka Britain ayaa khudbad muhiim aheed waxa uu u jeediyey shacabka Soomaalida ee halkaasi ku sugan. Xasan Sheekh waxa uu ka hadlay sida ay dowladiisa u … read more »

Posted in Featured, Photos, VIDEOS | Leave a comment

[DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo jooga London

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalayto gaaray magalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ka danbeysay markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dowlada Ingiriiska oo wada hadalo ay wada yeelan … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | 1 Comment

Somalia will surely have a new Constitution despite the wish of Fearmongers

This article appeared in Soomaalo’s ConstitutionMaking Blog Written by: Mahad Abdalle Awad  (MP) Deputy-Minister Ministry of Planning International Cooperation Last ditch attempt to block the ‘Roadmap to end the Transition’ has been made by fearmongers, Naysayers , and assortment of … read more »

Posted in Latest Somali News, Maqaallo / Articles | Leave a comment

Somali-born nurse fulfills promise to help women in war-ravaged Mogadishu

Seven months ago, on her first day volunteering at a pediatric hospital in Mogadishu, Toronto Public Health nurse Safia Nur Ahmed observed a woman moaning and lying on the ground under a tree, apparently left alone to die. Instinctively, Ahmed … read more »

Posted in Canada [Diaspora], Latest Somali News | Leave a comment

Seven held over smuggling of a banned stimulant from England to U.S. to fund terror

Seven people were arrested yesterday on suspicion of raising money for terrorism by smuggling a banned stimulant drug from England to the US. The suspects were held during a series of co-ordinated raids on homes in four cities and towns … read more »

Posted in Latest Somali News, UK & Europe | 1 Comment

Bombs rock Somalia, as brokers warn fragile progress at risk

MOGADISHU — Bomb attacks in Somalia claimed by Islamist rebels killed at least eight people including two lawmakers Tuesday, as the international community warned that “spoilers” threaten the fragile progress in the war-torn nation. A suicide bomber killed at least … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Somali community mourns victims of suicide bombing

Members of Ottawa’s Somali community are mourning the death of a Somali member of Parliament and wounding of a former community leader following a suicide bombing in the central Somali town of Dusamareb on Tuesday. Ahmed Abdisalaam Haaji Adan, a … read more »

Posted in Canada [Diaspora], Latest Somali News | Leave a comment

Danish high court upholds sentence of Somali man who tired to attack controversial cartoonist

COPENHAGEN, Denmark — The Danish Supreme Court has upheld a 10-year prison sentence for a Somali man who broke into the home of a cartoonist known for caricaturing the Prophet Muhammad. The court says Muhideen Mohammed Geelle was guilty of … read more »

Posted in Diaspora, Latest Somali News | Leave a comment

PHOTOS: Somali seniors gather for education, exercise

Twice a week, the Somali and Oromo Senior Nutrition Program offers fitness routines, cooking demonstrations, language classes and nutrition education. Farah said the program is an important social connection for seniors, who sometimes live in isolation. Group members also formed … read more »

Posted in Diaspora, Photos | Leave a comment

Daawo: Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Claahi Goodax Barre

Wasiirka Qorshaynta Qaranka mudane C/laahi Goodax Barre ayaa ka waramay halka uu marayo Road Map-ka iyo wixii soo qabsoomay. Daawo:

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo 10 sawir oo ku tusaya Foolxumada Qaadka

Qaadka oo aan wada ogsoonahay inuu yahay mukhaadaraad dadkeena la haray dhaqaalahooda qoysas badanna dumiyay ayaa waxaan maanta idiin haynaa 10 sawir oo dad cunaya Qaadka oo taqsiin ay u taagan tahay. Bal nala arka foolxumada marka la cuno qaadka. … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Saving Somalia

MOGADISHU, Somalia — For the United Nations, the war-torn Somali capital is one of the ultimate “hardship posts.” The U.N.’s few foreign employees based there are entitled to lucrative hazard stipends in exchange for living in one of the world’s … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Soomaalo Blogs | Leave a comment

XOG: Taliyihii Amaanka Raysul Wasaare Gaas iyo Ku Xigeenkiisa oo Xalay Xabsiga Loo Taxaabay

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow xafiiska raysul wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas waxaa xalay saqdii dhexe ciidamada nabadsugida ay xabdiga u taxaabeen sarkaalkii ugu sareeyey dhanka amaanka ee xafiiska raysul wasaaraha iyo ku xigeenkiisa. Saraakiishan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cumar Xamaami Oo Ka Mid ah Saraakiisha Sare Shabaab Oo Lagu Daldalay Soomaaliya

Warar aan la xaqiijin, oo ka yimid dalka Soomaaliya ayaa sheegaya Cumar Xamaami oo ka tirsanaa Saraakiisha ugu sareeya ajaaniibta ah, ee ka barbar dagaalama Shabaab-ka Soomaaliya in lagu daldalay Soomaaliya. Hamaami, oo sidoo kale loo yaqaan Abu Mansoor Al-Amriki … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dastuurkeena ma “Gaalo ayaa noo Qoraysa? Mise Waxgaradkeena? (VIDEO)

Dastuurka qabyo-qoraalka ah ee dalkeena oo hadda gacanta lagu hayo ayaa dadka qaar ay qabaan in “Gaalo” ay noo qorayso, oo haddan nahay Soomaali aysan jirin dad waxgarad ah oo yaqaan sida ay Sharcigooda u qoran lahaayeen. Haddaba muwadin kasta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somalia: Constitution Committee meets refugee elders of Kakuma camp

The committee preparing Somalia’s national constitution has on Thursday met Somali refugee elders of Kakuma refugee camp in a conference held in Nairobi. The conference was organized by International Development Law Organization, as part of a wider consultations and gathering … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Sex trafficking trial opens for 9 Somalis in Tenn.

NASHVILLE, Tenn. — A young woman at the center of a trial involving nine defendants accused in a Somali gang child sex trafficking case testified Monday that she was supposed to sexually service gang members for free. Gang members used … read more »

Posted in Diaspora, Latest Somali News | Leave a comment

For ill Somalis, healing distrust

The young Somali patient had received attentive, proper treatment and had “a very good shot” at surviving her case of hepatitis, according to the doctor who saw her last year at the University of Minnesota-Fairview Medical Center. But when she … read more »

Posted in Latest Somali News, Minnesota | Leave a comment

Inanta Yaa Casuumay (Gabay)

Daawo tixdan gaaban oo ka hadlaysa Gabartii iskun qarxisay Tiyaatarka. Tixdan ayaa suaalaysa Gabarta yaa meesha keenay? Waxaan aad ula Yaabay Howsha yaa Agaasimay Xafladda Yaa Ololeeyay Inanta yaa Casuumay Yaa Inviitada siiyay Yaa Iridda Dhaafiyay Yaa Shabaab u adeegoo … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya: Tricks, Intrigues and Somali War – Grab Everything And Justify It By War

Welcome to Kenya. Karibu sana! And welcome to the world of Kenyan politics, of intrigues and cruelty. Welcome to the world where ‘seemingly’ unconnected events like the Kenyan invasion to Somalia, kidnapping of Western tourists and aid workers, gigantic infrastructural project … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment