Author Archives: News Editor

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

State burial held for the late former Somali PM in Mogadishu.

The plane carrying the body of the deceased former prime minister of Somalia Abdirizak Haji Hussein landed at Adden adde international Airport in Mogadishu today for state funeral. The security in the capital Mogadishu was tightened mostly in and around … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ganacsade Maxamuud X. Xasan oo ka Tacsiyeeyay Geeridii ku timid siyaasi caan ah oo Soomaaliya Taariikh ku lahaa

Ganacsade Maxamuud Xaaji Xassan Askar oo ka mid ah ganacsatada waawayn ee Soomaalida ayaa geeri naxdin leh ku tilmaamay dhimashadii Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo ahaa diblamaasigii ugu taariikhda dheeraa Soomaaliya soona maray xilal kala duwan oo ay kamid ahayd … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dowladda Maraykanka oo sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka caawin doonto dib u dhiska ciidanka qalabka sida

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay ka qayb qaadanayso dib u dhiska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, Abaanduulaha ciidamada ay ku midaysan yihiim ururka Midowga Afrika iyo Maraykanka Jeneraal David Rodrigues iyo hoghayaha arimaha dibadda ee Maraykanka Lind Thomas Greenfield   … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baabuurta aan xabbadu karin oo laga mamnuucay in laga soo dajiyo dekadda Muqdisho

Baabuurta aanay xabadaha karin iyo gaadiidka Tiknikada ee loo yaqaano Cabdi Bilaha ee ciidamada ayaa la mamnuucay in si gaar ah looga soo dejiyo Dekeda magaalada Muqdisho oo xilligan ay ka socoto howlo ballaaran oo badeecadaha iyo gaadiidka kala duwan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sirdoonka Norway oo sheegay inay isku dayeen inay waaniyaan Cabdi Xassan Dhuxulow

Sirdoonka Norway ayaa sheegay in dhowr jeer ay isku dayeen inay ku qanciyaan Xasan Cabdi Dhuxulow oo la tuhunsan yahay inuu ka mid ahaa ragii bishii hore weeraray Xarunta Ganacsiga Westgate inay ka soo leexiyaan inuu ku biiro kooxaha jihaad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raila Odinga oo dhaleeceeyay ciidamada Kenya kadib markii la helay Video muujinaya xaditaanka Westgate

Raila Odinga oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa sheegay in wax lala yaabo ay ku noqotay Kenyaanka markii ay soo baxeen muuqaallo muujinaya ciidamada oo alaab ka xadaya xaruntii ganacsiga ee Westgate markii uu socday hawlgalkii lagula dagaallamayay kooxihii … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Wasiiradda arrimaha dibada Soomaaliya oo baarlamaanka looga yeeray su’aalana la waydiiyay

R/ wasaare ku xigeenka ahna Wasiiradda arimaha dibadda Soomaaliya Marwo Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta hor tagtay gudiga arimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo su’aalo laga waydiiyay waxqabadkii wasaaradeeda mudadii ay xafiiska joogtay. Kulanka ay maanta la qaateen gudiga arimaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sheegay inaan lagu qaban karin Taleex shir aysan iyagu raali ka ahayn

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Jan. Cabdisamad Cali Shire oo gaaray degmada taarikhiga ah ee Taleex,ayaa waxaa uu si adag uu uga hadlay shir la sheegay in laga qaban qaabinayo Taleex,waxana uu sheegay inaysan marnaba aqbali karin Puntland shir aysan wax ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Faroole oo xariga ka jaray mashruuca ilaalinta deegaanka

Mashruuc ay maalgalinayso Midowga Yurub oo la doonayo in lagu ilaaliyo deegaanka si looga hortago in dhulka geeduhu ku yaallaan ay saxaare isu badalaan ayaa maanta waxaa xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole). Xaflada lagu daahfurayay mashruuca … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dilka wadaado kiristaan ah oo ka dhacay Mombasa ayaa sababay xiisad ka aloosan deegaankaas

Xaalada magaalada xeebta Kenya ku taal ee Mombasa ayaa kacsan halkaasoo todobaadkan horaantiisa lagu dilay labo wadaad oo Kirishtaan ah. Dilkan ayaa ka dambeeyay labo todobaad kadib markii wadaad Muslima ahaa oo caan ka ahaa Mombasa iyo labo kale ay … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Mudanayaasha baarlamaanka oo cod u qaaday qodobada xeer hoosaadka ee isbedelka lagu sameeyey

Mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa cod u qaaday qaar ka mid ah qodobada xeer hoosaadka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ay isbedel kusoo sameeyeen gudiga u xilsaaran xeer hoosaadka baarlamaanka. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wariye ka tirsanaa Universal oo toogasho lagu dhaawacay (SAWIRRO)

Wariye Maxamed Maxamuud timacade oo la dhaawacay kadib markii ay toogteen kooxo hubaysan oo gaari watay ayaa gaarigiisa ku hor dhiftay Wariye Tima Cade oo marayay nawaaxiga Isgoyska Korontada ee degmada Wadajir, isla markaana dhowr xabadood la dhacay, iyadoo kooxahaas ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Uganda oo sare u qaaday feejignaanta lamaaheeda ammaanka

Dowladda Uganda ayaa heegankii ugu sareeyay gelisay laamaheeda ammaanka gudaha, kadib markii ay soo saartay digniino ku aadan weeraro argagixiso oo Mareykanka uu soo saaray in dalkaas laga fulin rabo. Laamaha ammaanka ayaa sheegay inay la wadagayaan Safaarada Mareykanka ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askar loo xiray baxsashada nin Keenyaati ah oo ka tirsanaa Alshabaab

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Askar ka tirsan dowladda lagu xiray, markii uu ka baxsaday Nin Kenyan ahaa oo ka tirsanaa Ururka al-Shabaab. Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Jubbaland oo ogolaaday inuu ka qaybgalo shirka ka dhacaya magaalada Muqdisho

Kadib wada hadalo qaatay saacado fara badan oo u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland ayaa is afgarad lagu gaaray, iyadoo Axmed Madoobe uu aqbalay inuu ka qeyb galo shirka dib u heshiisiinta ee lagu qabanayo Muqdisho. Wada hadalada oo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Jaamacada Banaadir oo ka mid noqotay Jaamacado ku Midoobay Mashruuc cusub oo loogu magac daaray RUN

Jaamacada Banaadir ayaa ka mid noqotay 20 jaamacadood oo ku midoobay mashruuc caalami ah oo ku saabsan sidii dowladaha Afrika ee dagaallada iyo dhibaatooyinku la dageen ay dib ugu soo kaban lahaayeen iyagoo isku tashanaya waxaana loogu magac daray mashruucan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dhalinyaro farabadan oo lagu soo xiray hawlgallo dhanka ammaanka ah oo Muqdisho laga sameeyay

Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa howgallo ay maanta ka sameeyeen degmada Kaxda oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir kusoo qabqbatay dhallinyaro fara badan oo lagu tuhmay inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab. Howlgalkan oo socday muddo saacado ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khilaaf cusub oo ka dhex aloosan dawlada federaalka ah iyo maamulka Jubbaland

Waxaa mar kale uu dib u dhac ku yimid shirkii Dib u heshiisiinta Jubooyinka ee lagu waday maanta inuu ka furmo magaalada Muqdisho, kadib markii horaantii bishan ay ku dhawaaqday Xukuumada inuu shirka dhacayo 21-ka October. Inkastoo aanay Xukuumada ku … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka dooday hirgalinta nidaamka axsaabta badan

Guddiyada  Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday hirgelinta nidaamka xisbiyada siyaasadeed iyo xoojita howlaha Baarlamaanka. Kulanka Guddida joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqasho kadis ah ku tagay magaalada Baydhabo

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya, Jen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta safar lama filaan ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Jen. Saacid ayaa lagu sheegay safarkiisa inuu salka ku haya sidii kormeer uu ugu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment