Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Al-shabaab: “waan siiwadeynaa dilalka Xildhibaanada Baarlamaanka”

Al-Shabaab ayaa waxa ay ku habjabeen inay siiwadayaan dilalka ay ugeysanayaan Xildhibaanada kujira Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan. Labadii maalin ee aan soo dhaafnay waxaa Muqdisho lagu dilay labo Xildhibaan oo mid gaarigiisa qarax loogu xiray lagu dilay, halka … read more »

Posted in Hot Now, Latest Somali News, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Ma Taqaanna Hannaanka halista ah ee Hegelian Dialectic iyo Sida uu Soomaaliya uga Hirgalay?

Qalinkii Maxamed Xaaji Waa maxay Hegelian Dialectic? Waxaa fikraddan hindisay filasuuf Jarman ahaa oo la oran jiray Georg Wilhelm Friedrich Hegel oo qarnigii 19-aad sheegay in hanaankan loo adeegsan karo in lagu ‘xalliyo’ dhibaatooyinka iyadoo la heshiisiinayo aragtiyada iyo caqiidooyinka … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Maamulka Magaaladda Jowhar oo kulan la qaatay kooxaha kubada cagta

kulan ayaa ka dambeeyay ka dib markii qilaafaad hareereeyay ciyaaraha kubada cagta ee jowhar maalmihii dambe ka socday kaasi oo loogu magacdaray isdhaxgalka bulshadda. Waxaana koobkaas ka biyadiiday inay ka qaybgalaan shankooxood iyagoona tirsaday cadaalad daro waxaan maamulka uu dhinaciisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Hot Now, Sports, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Xidigaha Xulka England oo loo fasaxay in ay raacaan naagahooda “Sawirro”

Xidigaha xulka England ayaa loo ogolaaday in ay raacaan naagahood kadib isu diyaaris ku aadan Koobka Aduunka Brazil ay aadi doonaan xagaagan. Tababare Roy Hodgson ayaa sidoo kale Albaabka u furay in ciyaartoyda ay kula soo biiraan lamaanayaashooda xulka inta uu … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Photos | Leave a comment

Wasiirada Arimaha Dibada Fowziya oo sheegtay in Midowga Yurub ay yihiin saaxiibada Soomaaliya

Wasiirada Arimaha Dibadda ahna Ra’isul-wasaare ku xigeynka Dowladda Fidraalka Soomaaliya oo maal-mihii ugu danbeeye ku sugneyd Magaaladda Brussels ee dalka Belgiumka ayaa waxa ay maanta soo gaba-gabeyneysaa safarkii ay halkaasi ku joogtay islamarkaana ay ugu qeyb-galeysay shirkii looga hadlaye hormarinta … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Midowga yurub oo xeebaha Soomaaliland gaadiid gaarsiiye

Midowga Yurub ayaa horaantii bishaan waxa uu howlgalo ka bilaabay xeebaha maamulka Somaliland, iyadoona horay ciidamada Midowga Yurub ay howlgalka la dagaalanka bucad badeeda ee Atlanta ay ka wadeen xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ka baxsan. Maanta ayaa waxa uu Midowga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo ku baaqay in loo gurmado dadka uu saameeye fatahaada wabiga Shabelle

Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen fatahaada Wabiga Shabeele uu kageystay deegaano ka tirsan Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe iyo dagaal beeleedyada halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba-kudukade oo la … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciil-mooge oo saxiisay hishiis diyaarado loogu sameenayo Soomaaliya…

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Fidraalka Soomaaliya C.llahi Ciilmooge Xersi ayaa faah-faahin ka bixiyay heshiis ku saabsan shirkada Somali Airline oo uu lasoo galay shirkado sameynaya diyaaradaha Somali Airline. Ciilmooge wuxuu sheegay in dalka Dubai uu kula kulmay masuuliyiinta shirkad Shiinaha laga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Wasaarada Arimaha Gudaha oo aqbashay dhaliilo loo jeediyay

Odayaal dhaqameyd kasoo jeeda Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay dhaliil culus usoo jeediyeen Wasaarada arimaha gudaha Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobalka, taasi oo ku saabsaneyd dhanka ammaanka Gobalka ayadoona wasaarado ay ka bixisay jawaab islamarkaana ay aqbashay. Wasiirka arimaha … read more »

Posted in Featured, Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Soomaali dhac iyo dil loogu geystay dalka South Africa, iyo dhibaatada oo sii badaneysa

Wararka aanu ka heleyno dalkaSouth Africa ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi falal isugu jira dil, dhac iyo boob loogu geystay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. C.raxmaan Maxamuud oo kamid ah Ganacsatada ku dhaqan dalka South Africa ayaa waxa uu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay:”Soomaaliya waxaan ka taageereynaa ka hortaga weerarada Al-shabaab”

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii ka dhacay saldhiga Booliska ee magalada Beledweyne, kaasi oo masuuliyadiisa ay sheegteen ururka Alshabaab ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ban Ki-moon ayaa waxaa lagu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Khilaafka Madaxda dalka oo saameyn kuyeeshay doorashooyinkii gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo ayaa sheegay doorashooyinka Maamulka Gobalka Hiiraan ay saameyn ku yeesheen khilaafka xoogan ee soo kala dhex-galay Madaxweynaha Dowladda Fidraalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha. Cabdi Faarax Laqanyo Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, ayaa Magaalada Beladweyne wuxuu ka … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

hordhac:maxaa kala heeysto Xulalka itoobiya v nigeria ee isreebreebka koobka adduunka

Xulka heysta Koobka Qaramada Afrika Nigeria ayaa u safri doona Ethiopia iyagoo kalsooni ay ka buuxdo ka hor kulanka lugta hore ee wareega ugu danbeeya Isreebreebka Koobka Adduunka ee Qaarada Afrika. Xulka Stephen Keshi ayaa wareegii group-yada ee isreebreebka uga … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SHACABKA UGU HAMBALYEEYAY MAALINTA CALANKA 12- OCTOBER

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta 12-Oktoobar oo ah maalintii calanka Soomaaliyeed cirka loo taagay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed usheegay in calanka Soomaaliya uu yahay mid shacabka Soomaaliyeed kawada dhaxeeyo oo qiimo weyn … read more »

Posted in Wararka Maanta, World News | Leave a comment

Midowga Africa oo go’aan ku gaaray kordhinta Ciidamada AMISOM ee jooga dalka Somaliya

Adis ababa–KNN–Golaha amaanka iyo nabad galyada Midowga Africa ayaa kulan ay ku yeesheen magaaladda Addis-Ababa waxaa ay ku go’aamiyeen in la kordhiyo tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga ayadoona sidoo kale la kordhinayo taageerada ay helaan ciidamada Soomaaliya ee AMISOM … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Dowladdda Fidraalka Soomaaliya oo shacabka ugu baaqday in ay la shaqeeyaan

Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta dowladda Fidraalka Soomaaliya Cabdi Shakuur Cali Mire ayaa ka dalbaday shacabka Gobolka Banaadir inay kala shaqeeyaan anaanka iyo deriseyn uu sheegay inuu wado maamulka Gobolka Banaadir. Cabdi Shakuur Cali ayaa tilmaamay in Barnaamijka dariseynta laga … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Dowladda Soomaaliya oo guul lataaban karo gaaray (Sii Akhriso)

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku guuleystay inuu si buuxda usoo celshado mudo 44 sano ah kadib xubinnimada Midowga Baarlamaannada Caalamka inter Parliamentary Union IPU oo ay ku mideysanyihiin Baarlamaannada 165 dal oo Caalamka ah . Xildhibaan Dr Khaalid Cumar Cali oo … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Axmed Madoobe oo sheegay in ay soo dhaweenayaa ciidanka Al-shabaab iyo kuwa Barre Hiiraale

Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan ciidamada Barre Hiiraale iyo Al-shabaab cidii dooneyso in ay kasoo goosato. Axmed Madoobe ayaa sheegay in maamulkooda ay nidaam ay udiyaariyeen Cid waliba oo kasoo horjeeda islamarkaana dooneeno in ay … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

maamulka Putland oo isku diyaarinayo weeraro ay ku qaadayaan burcad badeeda

C.risaaq Diiriye Faarax Taliyaha ciidamada badda maamulka Putland ayaa mar uu lahadlaye Ciidamada badda ee maamulkaa u sheegay in ay isku diyaariyaan weerar la doonayo in lagu qaaro burcad-badeeda. Taliyaha ayaa dhanka kale intaasi ku daray in ciidamada laga doonayo … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha dalka”Waxan digniin u dirayaa dhalinyara tahriibeysa”

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu baaq iyo digniin u diray dhalinyarada soomaaliyeed kuwaa u sii cararayo dalalka yurub iyo carabta. Mudane Xasan Sheekh ayaa yiri: ” Dhalinyada Soomaaliyeed u sii cararya dalalka shasheeye waxaan … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment