Calendar

C.Salaan Hadleeye, Gudoomiyihii Bankiga Dhexe oo Xilka iska Casilay

hadleeyeBartamaha — Warar cusub oo aan ka helnay dad xog ogaal ah ayaa sheegaya in Gudoomiyihii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdusalaam Hadleeye uu xilkii uu hayey iska casilay kadib markii eedaymo badan oo ka dhan ah maamulaha ay ka yimaadeen Beesha Caalamka. Eedaymahaas oo koodii ugu dambeeyey uu kusoo baxay warbixintii UN Monitoring Group Somalia.

Cabdusalaam ayaa maalintii shalay ahayd soo gaaray magaalada Nayroobi ee dalka Kenya oo uu haatan ku sugan yahay.

 

 

 

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Xuuraan.
« »

Comment: