Calendar

Daawo Sawirada Heshiiska Puntland Iyo Dowladda Faderaalka

SAWIRO Heshiiska Puntland iyo Dowladda Faderaalka Soomaaliya

Garowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday magaalada Garoowe ayaa maanta soo af jarmay..

Gabagabada shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ,Madaxweyne ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire,Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaliya Mahad Cawad.

Shirka ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Nicholas kay, Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey , Wakiilka gaarka ah ee Midowga Europe u qaabilsan Soornaaliya Ambassador Michele Cervone d’urso iyo Safiirka Ethopia u fadhiya Soomaliya iyo Gudoonka IGAD Ambassador Wondimo Asamnew.

Hoos ka daawo sawiradii shirka:

Puntland iyo dowladda faderaalka 1 Puntland iyo dowladda faderaalka 001 Puntland iyo dowladda faderaalka 2 Puntland iyo dowladda faderaalka 3 Puntland iyo dowladda faderaalka 4 Puntland iyo dowladda faderaalka 5 Puntland iyo dowladda faderaalka 6 Puntland iyo dowladda faderaalka 7 Nick Kay Puntland iyo dowladda faderaalka 8 Puntland iyo dowladda faderaalka 9 Puntland iyo dowladda faderaalka 10 Puntland iyo dowladda faderaalka 11 Puntland iyo dowladda faderaalka 12 Puntland iyo dowladda faderaalka 13 Puntland iyo dowladda faderaalka 14 Puntland iyo dowladda faderaalka 15 Puntland iyo dowladda faderaalka 16 Puntland iyo dowladda faderaalka 17 Puntland iyo dowladda faderaalka 18 Puntland iyo dowladda faderaalka 19 Puntland iyo dowladda faderaalka 20 Puntland iyo dowladda faderaalka 21 Puntland iyo dowladda faderaalka 22 Puntland iyo dowladda faderaalka 23 Puntland iyo dowladda faderaalka 24 Puntland iyo dowladda faderaalka 25 Puntland iyo dowladda faderaalka 26 Puntland iyo dowladda faderaalka 27 Puntland iyo dowladda faderaalka 28 Puntland iyo dowladda faderaalka 29 Puntland iyo dowladda faderaalka 30 Puntland iyo dowladda faderaalka 31 Puntland iyo dowladda faderaalka 32 Puntland iyo dowladda faderaalka 33 Puntland iyo dowladda faderaalka 34 Puntland iyo dowladda faderaalka 35

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: