Calendar

Daawo Tsunami xoog leh oo Japan waxyeeleeyay (VIDEOS)

s-JAPAN-TSUNAMI-VIDEO-large300Dalka Japan ayaa waxaa ku habsaday dhulgariir uu cabirkiisu gaarayo 8.9 kaasoo lagu tilmaamay inuu ahaa kii ugu cuslaa ee soo gaaray dalka Japan taariikhda qoran. Dhulgariirkaan ayaa sababay Tsunami aad u baaxad weyn sababayna khasaaro aan lasoo koobi karin.

Tsunamigan ayaa waxyeelooyin weyn u geystay magaalooyin ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Japan.

Daawo khasaaraha Tsunamiga.

Comments

comments

Category : Latest Somali News, World News.
« »

Comment: