Calendar

Dastuurkeena ma “Gaalo ayaa noo Qoraysa? Mise Waxgaradkeena? (VIDEO)

Dastuurka qabyo-qoraalka ah ee dalkeena oo hadda gacanta lagu hayo ayaa dadka qaar ay qabaan in “Gaalo” ay noo qorayso, oo haddan nahay Soomaali aysan jirin dad waxgarad ah oo yaqaan sida ay Sharcigooda u qoran lahaayeen.

Haddaba muwadin kasta oo Soomaali ah waxaa haboon inuu ogaado runta, waxaana haboon in suaasha aan weydiino dadka shaqada ku leh ama masuulka ka ah Dastuurka Soomaaliya.

Nasiib wanaag waxaan idiin haynaa Suaashaas jawaabteeda oo uu inoo faahfaahinayo Wasiirka Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya C/raxmaan Xoosh oo ah Qareen wax badan kasoo shaqeeyay Sharciyada.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: