Calendar

Dowladda Soomaaliya oo sheetay inay maalmaha soo socda weerarayaan Shabab

Commados_660Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud  oo lahadlaye Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegay iney Dowladiisu ay qorsheeneeso duulaan  Cusub ay ku qaadaan kooxda shabab islamarkaana somalia howlgalkaas looga saaro.

Al_shabab ayaa Somalia qabsaday inta badan koonfurta iyo bartamaha Somalia sanadkii 2006 ilaa 2011 balse wixii intaa ka dambeeyay waxey umuuqdeen kuwo dowladda iyo AMISOM ay ka gacan sareeyaan madama laga qabsaday Magalooyin farabadan oo ay gacanta ku hayee.

Balse kooxda Alshabab oo xiriir wanaagsan lalaeh Ururka alqacida ayaa haatan maamula qeybo kamid ah bartamaha iyo koonfurta Somalia ,wuxuuna madaxweynaha uu  sheegay in goobahaas haatan ay ku xoogan yihiin Alshabab laga saari doono howlagalkan marka uu bilowdo.

“howlgalka waxa uu bilaaban doonaa maalmaha soosocda “mohamud ayaa sidaa yiri intii uu ku guda jiray wareesi uu washighton ku bixinaye ,halkaa oo uu ugaga qeybgalayo shirka Africa iyo Mareykanka.

“waxaynu heesanaa goobaha Bartilmaameedka inoo ah ee uu howlgalku ku wajahanyahay ,waxaana kafileenaa guul”. Ayuu yiriu madaxweynaha Somalia.

Madaxweyne Hassan ayaa meesha ka saaray qataraha Alshabab ee Muqdisho oo ay kujriaan dilalka ay muqdisho ka geystaan sida dilkii Asbuucii lasoo dhaafay loogeystay Xildhibaan Maddeer isagoo sheegay in ay wadamada caalamka uklala simanyihiin.

Waxa uu yiri mohamud  dhacdooyinkaasi waxay lamid  yihiin kii westgate ee ay ku dhinteen Ilaa 67 ruux.

“tani waa Astaan daciifnimo “mohamud  ayaa yiri “waa ay badasheen habka ayuu yiri madaxweynaha alshabab haatan

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Latest Somali News, Wararka Maanta.
« »

Comment: