Calendar

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta gaaray Garoowe

mahad cawad

Garoowe (Bartamaha) Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland halkaasoo ay si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Puntland. ka tirsan golayaasha Puntland,waxgarad iyo dad weyne fara bada.

Soo dhaweynta Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa ka qayb qaatay madax Mahad Cabdalla Cawad Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha baarlamaanka federaalka Soomaaaliya ayaa markii uu gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Labada masuul ayaa ka wadahadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya,waxaana lagu wadaa in Mahad Cabdalla Cawad uu tafaasiil ka bixiyo ujeedada Safarka uu ku tagay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Garoowe Bartamaha

Comments

comments

About Caadil

Caadil is a Mogadishu based reporter and columnist with a focus on coverage of Somali politics and media. An outspoken proponent of accountability journalism.
Category : Wararka Maanta and tagged , , .
« »

Comment:

cccc