Calendar

Hay’ada SEDHURO oo Magaalada Mogadshu ku qabatay aqoon isweydari ku saabsan khatarta rasaata iyo miinoyinka

sedhuro
Tababar looga hadlayo rasaasrta iyo hubaka looga tegay gudaha
 magaalada Muqdisho ayaa maalinimadii Sabtidii oo taariikhdu ahayd 17th
 Sept 2011kafurmay xafiiska Sedhuro ee magaalada Muqdidho.
sedhuro1
 Waxaa lagu casuumay saraakiishii hore ee aqoonta sugan ulahaa agabka
 hubaka  iyo dhamaan wax yaabaha qarxa , waxay ay lafo gureen arimaha
 khatarta  ah ee  hubku uu ugaysanayo bulshada rayidka ee reer muqdisho
 Waxay soo saareen warbixino iyo talooyin wax ku ool ah oo ku aadan
 arintaas hubaka.

 Waxaa Siminaarkaan waciyogelinta Furey Wakilka Hayadaas SEDHURO
 Cabdulaahi xaashi Xasan isgoo sheegey in in Bulshada Soomaaliyeed ay
 si aad ah dhibaatooyin ugu qabaan Rasaasta iyo Waxyaabaha Qaraxa loona
 baahan yahay in Saraakiisha iyo Kuxigeenadooda  ay talooyin wax ku ool
 ah ay gasysataan dhamaam arimaha laxirriira hubka iyo agabka qarxa ee
 looga tegay gudaha magaalada muqdisho iyo dhamaam aga gaarkeeda
sedhuro2

 Tan iyo markii ay dhaceen Dagaaladii sakeeye ee Soomaaliya dalka wxaa
 ku soo qulquley Hub Fara farabadan iyadoo weliba si aad ah loo
 Bililiqeystey Kaydadkii Hubka ee ee Dowladii Hore ee Milatariga iyadoo
 taasi ay jiri ayaa Hayadda Sean Deaveroux Human Rights Organization
 (SEDHURO) ayaa Maagalada Muqdisho ku soo gabagabeysey Barnaamij wacyi
 gelin ah oo loo qabtey Saraakiisha iyo Kuxigeenada Ciidanka Xooga
 Dalka Soomaaliya kazoo ku aadanaa habka looga hortago waxyaabaha
 Qaraxa iyto Rasaasta iyo Dhibaatooyoinka kala duwan oo ay u leeyihiin
 Bulshada.
sedhuro 3

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: