Calendar

Inanta Yaa Casuumay (Gabay)

3Daawo tixdan gaaban oo ka hadlaysa Gabartii iskun qarxisay Tiyaatarka. Tixdan ayaa suaalaysa Gabarta yaa meesha keenay?

Waxaan aad ula Yaabay
Howsha yaa Agaasimay
Xafladda Yaa Ololeeyay
Inanta yaa Casuumay
Yaa Inviitada siiyay
Yaa Iridda Dhaafiyay
Yaa Shabaab u adeegoo amuurtaan fududeeyay.

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: