Calendar

Ka bogo Gabdhaheena Xulka Qaranka ee K. Koleyga ciyaarahoodii oo lasoo aruuriyay (VIDEO)

Screen shot 2011-12-20 at 4.13.04 AM(Ka Yimid Soomaalo.com Blogs) Hadaan idin sheego waxa aan maanta ku faraxsanahay waxa ay tahay, Waa guulahii ay soo hooyeen Xulka Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Qarankeena.

Ciyaar wanaag, xirfad iyo Karti ayay ka muujiyeen ciyaarihii Pan Arab Games ee ka socday Qatar.

Daawo Muuqaalkan buuxa oo laga soo uruuriyay ciyaartoodii

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: