Calendar

Martin Owen Af Soomaaliga maka Badisaa?

owenDaawo waraysi wax ku ool ah oo uu inoo soo qaaday Maxamed Shiikh Xasan (Qoraa/Daabace – Scansom Publishing).

Martin Owen wuxuu ku hadlaa Af Soomaaliga isla markaana uu wax ku baraa wuxuuna wax ka dhigaa jaamacad ku taal wadanka Ingiriiska.

Daawo: (Intuu Soconayo – 30:49)

Ka dalbo DVD-ga Bartamaha Home Videos (Email noo soo dir)

Comments

comments

Category : The Story, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: