Calendar

Raiisal Wasaaraha Australia oo Afka ciidda Darsatay (VIDEO)

Raiisal Wasaaraha Australia Julia Gillard oo maalin sii horeysay ku kuftay Sydney Custom House, goor aan sii dhoweyna kabteeda ay kaga luntay Canbera mudaharaad Aboriginals-ku ay samaynayeen ayaa haddana mar kale wejiga afka darsatay iyadoo booqasho ku maraysay dalka India.

Gillard ayaa ubax dhigeysay qabriga Mahatma Gandi laakiin arrini waxay dhacday markay iyadoo socota ay taakada kabteeda ay cowska qabsatay.

Daawo:

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Australia, World News.
« »

Comment: