Calendar

Siyaasi Australian ah oo Waraysi TV ku ceeboobay

Waraysi lagu ceeboobo markaan tilmaamayno kani wuxuu noqonayaa #1, sidaanaa loo jabaa haddi kale waa layska dhaafaa.

Stephanie Banister, oo doonaysay inay matasho xisbiga wadaniyiinta Australia ee loo yaqaan ONE NATION una tartamaysa doorashooyinka soo socda ee dalka Australia ayaa waraysi cajiib ah siisay TV-ga Channel Seven iyadoo doonaysay inay dadka ka dhaadhiciso aragtideeda ku aadan Islaamka iyo Hilib Xalaalka.

Wixii intaas raacay waxay u ahaayeen gabartan 27 jirka ah adduunyagadoon marka loo eego siyaasadeeda curdanka ah.

Stephanie ayaa tiri “Muslinka kama soo horjeedo WADAN ahaan laakiin waxaan shuruucdoodu halkan looguma talo galin”

Suaasha aan weydiinayno gabartan ayaa ah Calanka dalka Islam la yiraahdo calankiisu seebuu u eg yahay?

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Australia, VIDEOS.
« »

Comment: