Tag Archives: af soomaali

Maxkamada Ciidamada Dowlada KMG ah oo maanta Askari dil ku xukuntay.

Bartamaha(Muqdisho):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida Dowlada KMG ah ayaa  maanta xukun dil ah ku riday askari Ciidamada ka mida oo dhawaan dilay Haweenay ganacsata ah. Maxkamada Ciidamada oo maanta la soo taagay Ganac ku dhiigle Ibraahim Axmed Maxamuud ayaa waxaa Maxkamadaynta … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment