Tag Archives: Afgooye

Maamulka Xizbul Islaam Degmada Afgooye oo digniin u jeediyay Suxufiyiinta wararka ka dira Deegaanadaasi.

Bartamaha (Afgooye):- Afhayeenka Maamulka Islaamiga ah ee degmada Afgooye ahna  Madaxa dacwada ee Maamulkaasi Sheekh Cali Sheekh Cumar Xaaji Cabdi ayaa Eedeeyan kulul u jeediyay Wakiilada Idaacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho isagoo digniin culus u jeediyay Suxufiyiinta ka shaqeeya Degmada. … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment