Tag Archives: dagaal

Khasaaraha ka dhashay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (RBC Radio) Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa khasaaro aad u badan waxa ay ka soo gaaertay dadka shacab ah ee aan waxba galabsan. Inkastoo dhinacyada dagaaladamay dhinacwalba uu sheeganayo in uu guulo ka gaaray dagaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , , , | Leave a comment

Shabaab oo Xalay ka Baxay Beledxaawo Kadib Markii Ciidamo Ethiopian ay Kaabiga u soo Fariisteen

Beledxaawo (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay gudaha degmadaasi kadib markii deegaanka Suufka oo u dhexeeya magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ay soo fariisteen ciidamo farabadan oo Ethiopian ah. … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Raisul Wasaare Farmaajo oo Ka Hadlay Dagaalada Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalo maanta ciidamo ka tirsan DKMG iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo xarakada Shabaab. Raisul wasaare Farmaajo ayaa sheegay … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment