Tag Archives: dfkmg

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Maanta La Kulmay Taliyayaasha Ciidamada Soomaaliya & Kuwa AMISOM

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta wuxuu kulamo isdaba joog ah la qaatay dhammaan masuuliyiinta ugu sareysa ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Amisom. Kulumadaas ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Xaaji … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Xildhibaanada Barlamanka KMG Meelmariyey in $100 Looga Jaro Mushaharaadkooda lana Siiyo Dadka Abaaraha ay Saameeyeen

Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa isku raacay guud ahaan go’aan saaka uu soo hordhigay gudoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha kaasoo sheegaya in in min $100 looga jaromusharaadka ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , | Leave a comment

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALKA MUQDISHO

Muqdisho (RBC) Iyadoo uu weli socdo dagaal xoogan oo saaka ciidamada DKMG oo kaashanaya kuwa Amisom iyo ciidamada xarakada Shabaab ku dhexmaray wadada warshadaha ayaa waxaa soo baxaya wrar dheeri ah oo ku saabsan dagaalka. Ciidamada Burundi oo ka tirsan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , , , | Leave a comment