Tag Archives: Dowladda

Al Shabab oo ku hanjabay inay laynayaan Ciidamada Dowladda Bisha Ramdan

BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Afhayeenada Al-shabaab … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment

Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay Shacabka

Madaxweynah Jamhuuriyadda Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ciidammada qaranku ka gaareen dagaallada ka dhanka ah Shabaab ee ka soconaya magaalada Muqdisho. Madaxweynahe Sheikh Shariif oo maanta booqasho ku yimid Wasaaradda Warfaafinta iyo Radio Muqdisho, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada Dowlada KMG ah oo maanta Askari dil ku xukuntay.

Bartamaha(Muqdisho):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida Dowlada KMG ah ayaa  maanta xukun dil ah ku riday askari Ciidamada ka mida oo dhawaan dilay Haweenay ganacsata ah. Maxkamada Ciidamada oo maanta la soo taagay Ganac ku dhiigle Ibraahim Axmed Maxamuud ayaa waxaa Maxkamadaynta … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Somali Government Condemns Insurgent Moves to Annex Parts of Kenya

By Peter Clottey (VOA) Washington, D.C — The new Somali government has sharply condemned threats of fresh attacks on neighboring Kenya by hard-line Islamic insurgent group al-Shabab. The group, which has refused to recognize President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed’s government … read more »

Tagged , , , , | 2 Comments

EU poses as Somalia’s white knight… …but hides its own dirty hands

Radio Netherlands — A meeting billed as a donor conference for Somalia has tried to punch high above its weight by promising to help the new government end poverty and insecurity. But the EU’s efforts are largely driven by its … read more »

Tagged , , , , , , , , , | Leave a comment

Azhari oo si ballaaran loogu soo dhoweeyay Minneapolis (Sawiro)

Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari) oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Minneapolis, Minnesota Halkan ka daawo sawiradii Xafladda.

Posted in Minnesota, Photos | Tagged , , , , , | Leave a comment