Tag Archives: madaxweynaha soomaaliya

Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay Shacabka

Madaxweynah Jamhuuriyadda Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ciidammada qaranku ka gaareen dagaallada ka dhanka ah Shabaab ee ka soconaya magaalada Muqdisho. Madaxweynahe Sheikh Shariif oo maanta booqasho ku yimid Wasaaradda Warfaafinta iyo Radio Muqdisho, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment