Tag Archives: Af Soomaali (Warka)

Maalinta Boqolaad ee Obama iyo Aqalka Cad

By VOA News Washington — Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa maanta oo Arbaca ah ku xiraya maalintiisii boqolaad ee Aqalka Cad, munaasabado aad u waawayn, kuwaasoo looga golleeyahay in lagu muujiyo guulihii uu gaaray maamulkiisa. Waraysi aan Prof Axmed Samatar … read more »

Posted in Featured | Tagged | Leave a comment

Somaliland: Guddi go’aamo ka soo saaray khilaafka

Axmed Saciid Cige BBC Hargeysa —Magaalada Hargeysa, guddi dhex dhexaadineysay Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ee ku saabsan doorashada oo xilligeedii dib uga dhacday ayaa go’aamo ay gaaray kadib markii ay dhawr kulan la yeesheen Madaxweynaha iyo Hogaamiyayasha xisbiyada mucaaridka. Warbixinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Tagged | Leave a comment

Khudbaddii ugu horeysay uu Madaxweynihii Soomaaliya uu ku sheegay in Af Soomaaliga la qori doono Oct. 21, 1972

Khudbaddii ugu horeysay uu Madaxweynihii Soomaaliya uu ku sheegay in Af Soomaaliga la qori doono Oct. 21, 1972 Waxaan kale oo aan is leeyahay uguna bishaaraynayaa dadka Soomaaliyeed in caawa la qaaday qaraar oo Goleyaashu ay gaareen go’aan Halkan ka … read more »

Posted in Photos | Tagged , | Leave a comment

Video: Qosol & Qaraami

Qosol & Qaraami waa barnaamij aanu ugu talagalay in lagu bar baariyo Fanka iyo Suugaanta Wuxuu ka dhacaa Makhaaxida kutaal Minnihaha (Minneapolis) oo la yiraahdo 1st Cup Coffe. Bartamaha Media oo ah kuwa ugu horreeya oo had iyo goor usoo … read more »

Posted in Diaspora, Minnesota, VIDEOS | Tagged , , , , | Leave a comment

MASAAJIDKA IYO XARUN DHAQAMEEDKA DAR AL-HIJRAH AYAA AL BAABADA U FURAY…

Masaajidka iyo Xarun dhaqameedka Dar Al-Hijrah ayaa al baabada u furay kuna soo dhaweeyay dhamaan dadka degan kuna dhaqan labadda magaalo ee mataanaha ah (Minneapolis/St.Paul) iyo nawaaxigooda ee Gobolka Minnesota. Xafladdan ayaa waxay dhacday Khamiistii, April 2, 2009. Maamulka Masaajidka … read more »

Posted in Diaspora, Minnesota, Photos | Tagged , , , , , | Leave a comment

Amoud Foundation Annual Fundraising Dinner

Ururka Camuud oo shir u fadhiya

Posted in Diaspora | Tagged , , , , , | Leave a comment

Wasiirka Waxbarashada D.G. Puntland “Juxa” oo si wacan loogu soo dhoweeyay Columbus, Ohio (Video)

Bartamaha — Waxaa habeenkii Sabtida ahayd ee taariikhduna ahayd bisha Abriil 11keedii lagu qabtay hoteelka Ramada Inn and Convention Center ee magaalada Columbus gobolka Ohio xaflad lagu soo dhoweynayay Wasiirka Waxbarashada dowlad goboleedka Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid “Juxa”. Cabdi … read more »

Posted in Diaspora, VIDEOS, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Minneapolis: FBI -da oo maanta Baaritaan weyn ku samaysay Alaabana ka qaadatay Xawaalado Soomaali leedahay

Waaxda sir raadinta ee FBI da ayaa waxay maanta baartay saddex xawaaladood oo ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. FBI da ayaa maanta iyaga oo wata warqad iyo cadeyn ogolaansho u siinaysa in ay baaran xawaaladdaha kala ah, Al-Mustaqbal, … read more »

Posted in Diaspora, Minnesota, Photos | Tagged , , , , | Leave a comment

Wiil 16-jir ah oo Qurbaha uga Yimid in uu Is-qarxiyo

By Ali Harare – Washington Waxaa VOA u suurta gashay in ay waraysi la yeelato mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka tagay qurbaha ee ka qayb qaata falalka is qarxinta ah ee ay fuliyaan ururada diimeed ee ka … read more »

Posted in Waraysi [ INTERVIEWS ] | Tagged , | Leave a comment