Calendar

Video: Baroordiiqii Adduunka (Hadaad N. Korea joogto maanta oodan Ooyn….))

Screen shot 2011-12-19 at 1.09.54 PMMaanta waxaa ku dhintay dalka waqooyiga Kuuriya madaxweynahoodii Kim Jong Il, Dhamaan dadweynaha reer W.Kuuriya ayaa naxdin lasoo toosay iyo tiiraanyo.

Daawo baroordiiqa loo dhigay Kim Jong Il, Waxaad moodaa in meel kore laga daawanayo dadka oo kii aan si fiican u ooynin wax xun lagu samaynayo.

Halkan ka Daawo

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: