Calendar

Video Cusub oo soo baxay ayaa muujinaya qaabkii ay u galeen Westgate ragii weerarka qaaday

Muuqaal cusub ayaa muujinaya markii ay soo galeen goobta Westgate ee weerarku ka dhacay kooxihii hubaysnaa ee weerarka qaaday.

Marka ay gudaha soo galayaan ayaa la arkayaa dadweynihii oo kala cararaya qaarkoodna ay is jiireen, dabadeedna raggii hubaysnaa ayaa bilaabay xabadda iyagoo markii ugu horreysay toogtay nin waardiye ah oo ku gabanayay miis hoostiis.

Inkastoo dawlada Kenya ayaa sheegtay raggii weerarka qaaday inay ahaayeen inta u dhaxaysa 15 ilaa 20 ayaa muuqaallada dhammaantood ay muujinayaan inay ahaayeen 4 dhalinyaro oo hubaysan kuwaasoo muuqaal Soomaaliyeed leh.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: