Calendar

Video: Qosol & Qaraami

Dhanka bidix Fanaanka weyn Aargoos, Dhanka Midig Cabdixakiin BR

Dhanka bidix Fanaanka weyn Aargoos, Dhanka Midig Cabdixakiin BR

Qosol & Qaraami waa barnaamij aanu ugu talagalay in lagu bar baariyo Fanka iyo Suugaanta Wuxuu ka dhacaa Makhaaxida kutaal Minnihaha (Minneapolis) oo la yiraahdo 1st Cup Coffe.
Bartamaha Media oo ah kuwa ugu horreeya oo had iyo goor usoo jeeda inay aruuriyaan hiddaha, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ayaa soo diyaariyay barnaamijkan iyagoo ka helay caawin 1st Cup Coffe iyo martida lagusoo casumo mar walba.

Waxaad kala xiriirtaa Wiilwaal hadad rabto in aad ka qaybqadato [email protected]

Comments

comments

Category : Diaspora, Minnesota, VIDEOS and tagged , , , , .
« »

Comment: