Calendar

Wariye ka tirsanaa Universal oo toogasho lagu dhaawacay (SAWIRRO)

Wariye Maxamed Maxamuud timacade oo la dhaawacay kadib markii ay toogteen kooxo hubaysan oo gaari watay ayaa gaarigiisa ku hor dhiftay Wariye Tima Cade oo marayay nawaaxiga Isgoyska Korontada ee degmada Wadajir, isla markaana dhowr xabadood la dhacay, iyadoo kooxahaas ku cararay gaarigii ay wateen.

Waxaana wararku ay sheegayaan in labo qalliin oo lagu sameeyay labadaba lagu guulaystay.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: